Cabsi Xooggan oo ka taagan Dhuusomareeb iyo Guriceel iyo ciidamada oo heegan la galiyay

Wararka ka imaanaya magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud   ayaa sheegaya in xalay halkaasi laga dareemay cabsi xooggan , kaddib markii la sheegay in magaalooyinkaasi weerar kusoo yihiin ciidamo katirsan Ahlu Sunna. Ciidamo aad u hubeesan oo taabacsan kooxda Ahlu Sunna ee horey awwoodooda loo wiiqay ayaa la sheegay in ay kasoo ruqaansadeen deegaanka … Continue reading Cabsi Xooggan oo ka taagan Dhuusomareeb iyo Guriceel iyo ciidamada oo heegan la galiyay